KITABI-KNIGI

Fahanka guud ee Kitaabka Quduuska Ah

Bilow ilaa Dhamaad, Rejep iyo Layla Aydin
Ссылка скопированa в буфер
Читать

Kooraskan oo ka kooban afartan cashar wuxuu kugu hagi doona qisoonyinka Kitaabka Quduuska ah, adigoo arki doona sida qeyb walba inoogu tilmaamayso Ciise. Cashar kasta wuxuu leeyahay su’aalo badan, dhamaan jawaabahooduna waxay ku jiraan dhamaadka casharka. Habka sidan ah ayaa looga faa’iideysan kara in dhammaan Masiixiyiinta heer kasta oob aay leeyihiin aqoonta Kitaabka Quduuska ah. Ujeedadu waa in kuligood Masiixiyiinta laga caawiyo si ay u bartaan jacaylka akhriska Erayga Ilaah oo ah Kitaabka Quduuska ah.